Khilaafkii Madaxweyne Deni iyo Axmed Karaash oo ugu dambeyn la soo afjaray

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo ku-xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta kulan fool ka fool ah ku yeeshay magaalada Garoowe ka dib khilaaf in muddo ah soo jiitamayey oo labada nin u dhexeeyey. Waxaa kulanka goob joog ka ahaa  Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, Guddoomiye ku-xigeenka kowaad ee Baarlamaanka Cabdicasiis … Continue reading Khilaafkii Madaxweyne Deni iyo Axmed Karaash oo ugu dambeyn la soo afjaray